Wasiirro ka tirsan XFS oo ka qeybgalay Shirka #COP16 oo ka furmay Magaalada Riyadh.

0
39

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada JFS, Amb. Khadija Mohamed Almakhzoumi iyo Wasiirka Xanaannada Xoolaha XFS Xasan Xuseen Maxamedbayaa ka qeyb galay furitaanka rasmiga ah ee shirka caalamiga ah ee #COP16, oo sanadkan lagu qabanayo magaalada Riyad, ee Boqortooyada Sacuudiga.

Waxaa Soojeedinaya:- Abdi Wahaab Addow

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here