Barkacayaal ku nool Magaalada Baladweyne oo codsaday in la gaarsiiyo gurmad bini’aadanimo.

0
69

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –Qoysaskan oo ku nool kaamka Alla-bari oo kuyaallo Xaafadda Buundaweyn ee magaalada Baladweyne oo degan guryo ka sameysan kartooman iyo Baco la isku geeyay kuwaasoo aan celin Karin dhibicda roobka qaboowga habeenkii iyo kuleylka maalintii ayaa codsaday in lala soo gaaro Baco ay ka galaan dhibicda roobka.

Waxaa SooJeedineysa:- Sahra Cabdi Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here