Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maamulka Hay’adda Candelight ayaa xariga ka jaray Ceelbiyood iyo Berkada lugu shubto biyaha oo ay ka hirgalisay Deegaanada Duruqsi iyo Masalaha Gorod oo katirsan gobalka Togdheer si ay u isticmaalaan dadka iyo duunyada.
waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.