Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Haween badan oo ku dhaqan Magaalad Jowhar ayaa noloshooda ka maareyn jiray xirfada dhar dhaqista balse hatan waxaa shaqo la,aan bahsan soo food sartay haweenkan oo markii hore dharka u dhaqdi jiray qaar ka mid ah qoysaska ku nool Jowhar ka dib markii ay keensadeen mashiinada loo yaqaano Qasaaladah.
waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.