Baarlamaanka Soomaaliya oo Ansixiyay xeerka doorashooyinka dalka.

0
26

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Mudanayaasha labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kulankooda 10-aad ee wadajirka ah waxaana shir Guddoomiyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Dalka Mudane Sheekh Aadan Maxamed oo ay wehliyaan Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo kuxigeennada labada aqal.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdiweli Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here