Shir looga hadlayay Arrimaha Bani,aadannimada Oo ka dhacay Baydhabo

0
10

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gargaarka Dowladda Koonfur Galbeed ayaa Gudoomiyey kulanka Hay’addaha Gargaarka iyo Wasaarada oo Diirada lagu saaray Arimaha Bini’adanimo ee ka jira Deeganada Koonfur Galbeed iyo sidii loo xoojin lahaa wax ka qabashada Arimaha Biniaddanimada.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax AXmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here