Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaradda Caafimaadka Dowlad gobaleedka Jubaland Axmed Ismaaciil Garas ayaa magaalada Kismaayo ka daah-furay wajiga labaad ee qorshaha kadabatagista talaalka caruurta ka yar shanta sano ee aan qaadan ama dhameysanin talaalka.
waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo cali.