Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xiliyada Roobabku ay curtan xaafadaha Magaalada Jowhar bulshada ku nool waxa ay ka cawdaan biyaha roobka oo saameeya marinka wadooyinka xaafadda madaama aynu Lahyn magaalada Nidaam biya suur wanaagsan Oo Biyaha Roobabka u jiheeya meel magaalada ka fog.
waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.