Jowhar – ( Radio Isnaay ) -Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa Xarunta Wasaaradda Maaliyadda kulan miro-dhal ah kula yeeshay Safiirka u jooga Soomaaliya Dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga Mr. Alper Aktas.
waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.