Jowhar – ( Radio Isnaay ) – ururka suxufiyiinta Somaliyeeda ee Fosoj ayaa tabarar soca doono mudo labo maalin ah u qabatay wariyaasha ku cusub warbaahinta ee ka howlgala magaalada Jowhar ee casimadda maamulka Hirshabeelle.
waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi Xuseen.