Aqoon isweydaarsi ku saabsan xuquuqda Naafadda oo lagu qabtay Dhuusamareeb.

0
47

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulankan oo ahaa mid ay ka soo qeyb galeen  masuuliyiin katirsan hey’adda Naafadda Qaranka iyo ururo ka socda naafadda Galmudug ayaa ujeedkiisu ahaa  Aqoon isweydaarsi ku saabsan sidii kor loogu qaadi lahaa xuquuqda Naafadda.

waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here