WARARKA Agab casri ah oo lagu soo kordhiyay Isbitaalka Banaadir. By admin - November 12, 2024 0 46 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka wasaaradda Caafimaadka dowladda FS Dr Cali Xaaji ayaa xariga ka jaray qayb cusub oo ah CT Scan casri ah oo lagu kordhiyey Isbitaalka Banaadir ee magaalada Muqdisho. waxaa soo jeedinaya : – Cabdiweli Axmed. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2024/11/CD.mp3 Share this:FacebookX