Dowladda FS oo dalka ku soo celisay koox dhalinyaro ah oo ku xanibnaa xeebaha Tunisia

0
41

JOwhar – ( Radio Isnaay ) – Dowlada Soomaaliya ayaa dalka dib ugu soo celisay 24 dhalinyaro oo uu ku jiray ilmo ka yar 11 bil , kadib kolkii laga soo badbaadiyey kooxaha loo yaqaanno magafaha ee ka howlgala xeebaha Dalka Tunisia.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here