Dhaqaatiirta Jowhar oo sheegay in kiisaska xanuunka Macaanka uu ku soo badanayo Caruurta.

0
48

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xanuunka Macaanka waxaa lagu garan ogaa in inta badani u ku dhaco dadka da,da ah iyo qaarkale oo xaalado caafimad daro ah ugu so dukaalo balse sanadihii ugu dambeyey guud aahn caalamka waxa si weyn looga hadal heeya  kiisaska xanunka macaanka ama sokorta oo soo ridanayo caruurta yaryar ee aan qaangaarka ahayn.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here