Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Haweenka naafadda ah ee ku dhaqan Magaalada Jowhar ee Caasimadda maamulka Hirshabeelle ayaa ah kuwa aanan helin waxyaabaha Aas,aasiga u ah bulshada sida waxbarshada, cafimaadka, fursadaha shaqo iyo wixii la mid ah.
waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi Xuseen.