Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Muhiimada ganacsi iyo shaqa abuur ee baraha bulshada ay uleedahay dhalinyarada ayaa ah mid baaxad weyn, Cilmibaarisyo ay Sameeyn Qaar Ardayda jaamacahada dalka ka mid ah ayaa lagu sheegay in dadka Soomaaliyeed 80%Boqolkiba aynan oga faa’idesan dhanka shaqada iyo wax soo saarka.
waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.