Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta hortagay Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka codsaday in muddo bil ah fasaxa Baarlamaamka dib loo dhigo si hawlaha muhiimka u hanaanka doorasho ee qof cod ah uha shaqeeyaan.
waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.