Jubbaland oo Rashiin dhacay ku gubtay Magaalada Kismaayo.

0
30

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maamulka Dowladda Hoose ee Degmada Kismaayo oo kaashanaya Hay-adda Tayadhowrka Jubaland iyo qaar kamida ganacsatada Kismaayo ayaa gubay 120 Kiish oo bur ah oo dhaafay xiligii loogu talagalay in la isticmaalo, kadib markii ay ku daaheen baqaaradii ay ku keydsanaayeen ganacsatada.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdiacsiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here