Goobaha lagu iibiyo Taleefoonada Casira ah oo ku Soo badanaya Magaalada Jowhar.

0
21

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Mobilda waaweyn ee dunida kusoo badanaya ayaa qeyb weyn ka ah faa’iidada Inta badan bulshada ku qabaan qaab ganacsi iyo wax barashada oo fududata iyadoona waqtiyadii ugu dambeyay laga iibsado ilaa miiga Maadaama muhim u yahy isku xirka bulshad.

Waxaa SooJeedinaya:- Maxamed Nuur Xuseen.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here