Iskuulka Al-quduus ee Baladweyne oo Waxbarasho bilaash ah siiyay Arday danyar ah.

0
31
Child hand is using pencil to practice writing on a book.

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – In ka badan 20 arday ayaa fursado waxbarsho oo lacag la.aan ah ka helay iskuulka hoose iyo dhexe al quduus  ee magalada Baladweyne.

waxaa soo jeedinaya : – Maxamed Nuur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here