Deeq Raashiin oo la gaarsiiyay Qoysas danyar oo ku nool deegaano hoostaga Gedo.

0
52

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Deeq raashin ah oo isugu jirta noocyada kala duwan ee raashinka sida Bur, Bariis, Sokor, Saliid iyoqeybo kala duwan oo cuno ah kana timid xafiiska Madaxweynaha Dowladda Jubbaland mudane Axmed Sheekh Maxamed Islaam ayaa la gaarsiiyay qoysas danyar ah oo ku barakacay deegaanka Yurkud ee Gobolka Gedo.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here