Barnaamij lagu diwaangalinayo qoysaska oo laga daahfuray Jowhar.

0
5

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maamulka dowladda hoose ee Magaalada Jowhar ayaa maanta Jowhar ka daahfurtay aqoon isweydaarsi diirada lagu saarayo sidii loo dar dargalin lahaa nidaamka Dad dhigista kaasi oo lagu diwaangaliyo shacabka.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here