Spain oo Midowga Yurub ku khilaafsan xakameynta muhaajiriinta

0
10

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dalal badan oo ka tirsan Midowga Yurub ayaa ku baaqaya in Midowga Yurub uu xakameeyo socdaalka xilli ay sii kordhayaan taageerada xisbiyada siyaasadda ee garabka midig.

Laakiin Spain ayaa kicinaysa isbeddelka – waxayna ku adkaysanaysaa in dadka da’da ah ee Yurub ay u baahan yihiin haajiritaan la xakameeyey si dhaqaalahooda kor loogu qaado.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here