Baahiyo kala duwan oo soo wajahday Isbitaalka degmada Jawiil.

0
9

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Isbitaalka guud ee magaalada Jawiil ee gobolka Hiiraan ayaa waxaa xiligan ka jira baahiyo kala duwan oo ay ka mid yihiin in isbitaalka uusan laheyn gaadiidka ambalasta oo bukannada looga soo qaado tuulooyinka iyo xaafaddaha, qeybaha uu ka kooban yahay oo yar isbitaalka iyo in isbitaalka uusan heysan koronto ku filan.

Waxaa soo jeedinaya : – Maxamed Nuur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here