Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Shirka la tashiga bulshada degmada Balcad ee arimaha dastuurka iyo soo jeedinta wax ka bedelka cutubyada 5-aad ilaa 9-aad ee dastuurka ku meel gaarka ah ayaa lagu qabtay xarunta maamulka degmada Balcad ee Gobolka shabeellaha dhexe.
Waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.