Jowhar – ( Radio Isnaay ) –Mudanayaasha labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta golaha shacabka ku yeeshay kalfadhiga shanaad kulankiisa wadajirka ah ee sedaxaad,waxaana shir Guddoominayey Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee golaha aqalka sare mudane Cali Shacbaan Ibraahim oo uu wehliyo Guddoomiye kuxigeenka labaad ee golaha aqalka sare.
Waxaa SooJeedinaya:- Cabdiwali Tima Cadde.