Dhaqaatiirta Baladweyne oo ka Diga Halista Cudurada ku dhaca Xoolaha.

0
9

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Cabdullaahi Cabdi Yuusuf oo kamid ah dhaqaatiirta baratay cilmiga xoolaha isla markaana ku nool magaalada Baladweyne ayaa xoola dhaqatada gobolka Hiiraan ugu baaqay ineey ku dadaalaan talaalka la siiyo xoolaha kuwaasi oo looga hortago cudurada hoos u dhiga wax soo saarkooda iyo caafimaadkooda.

Waxaa SooJeedineysa:- Sahra Cabdi Xuseen.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here