Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Kismaayo ee Maamulka Jubbaland waxaa ka furmay Shir-weynaha dib u heshiisiinta beelaha ku dagaalamay Degmada Luuq ee Gobolka Gedo, halkaas oo bilihii lasoo dhaafay ay ka dhacayeen dilal la xiriira aano qabiil.
waxaa soo jeedinaya : – Maxamed Nuur.