Shixnad gargaar ah oo lagu wareejiyay dowladda Soomaaliya.

0
9

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta kormeeray, goobjoogna ka ahaa shixnad 3,000 oo tan oo gargaar ah oo dawladda Turkigu ugu deeqday dadka Soomaaliyeed, taas oo uu Guddoomiyaha Hey’adda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka (SODMA), Maxamuud Macallin, kala wareegay danjiraha Turkiga u fadhiya Soomaaliya.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here