Wasaaradda Qorsheynta XFS oo sheegtay in lagu guuleystay kordhinta dhaqaalaha iyo yareynta faqriga

0
7

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS Maxamuud C/raxmaan Faarax ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay ku guuleysatay yareynta faqriga ,isla markaana ay u howlgashay kordhinta dhaqaalaha dalka.

Waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here