Biyo dhaamin loo sameeyay qoysas danyar ah oo ku nool deegaanka Faraguul.

0
6

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xubno ka ka tirsan dowladda hoos ee degmada Garadag ee Somaliland ayaa deeq biyo ah gaarsiiyay qoysas danyar ah oo ku nool deegaanka Faraguul halkaasoo ay ka jirto biyo la’aan.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here