Dhismaha Xabsi loogu talagalay Haweenka Maxaabiista oo laga bilaabay Muqdisho.

0
6

Jowhar – ( Radio Isnaay )  Taliska Booliiska gobolka Banaadir ayaa bilaabey dhismaha Xarun loogu talagey in lagu xiro Dumarka lagu soo eedeeyey Anshax Xumada, kuwa Balwadaha isticmaalaha iyo gabdhaha lagu soo eedeeyo in ay kicin dagaal ka wadaan baraha Bulshada.

Waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here