Fatahaada Wabiga Shabeelle Oo Saameeyay Wax Soo Saarka Tuulo katirsan Jowhar.

0
23

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tuulada Raqeyla Cumar Guudle waxa ay ka mid tahay tuulooyinka hoosyimada degmada Jowhar ee caasimada maamulka Hirshabeelle.

Tuulada waxaa xiligan saameyn weyn ku yeelatay fatahaada wabiga Shabeelle oo dhamaan cagta marisay dalagyadii u bernaa dadka tuulada oo ah dad beeraleey iyo xoolo dhaqato isugu jira.

Waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here