Shir looga hadli doono qorshaha isbadalka Qaran oo Muqdisho ka furmaya.

0
10

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka wasaaradda qorsheynta iyo horumarinta dhaqaalaha dowladda FS mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Beenebeene ayaa sheegay in Muqdisho ka furmayo shirweyne looga hadlayo qorshaha isbadalka Qaranka.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here