Shirka Shabakadda Bixinta Adeegga Isgaarsiinta iyo Duulista Hawada oo ka furmay Muqdisho.

0
14

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daahfurtay shirka 19-aad ee Shabakadda Bixinta Adeegga Isgaarsiinta iyo Duulista Hawada.

Waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here