Xaflad lagu dhiirigelinayay Ardayda sanadkan ku bireysa Jaamacadda Jobkey oo lagu qabtay Jowhar.

0
12

Jowhar – ( Radio Isnaay )-  Munaasabad lagu soo dhaweynayay ardayda sanadka 2024 -2025 kusoo birtay jamacadda Jobkey faraceeda Jowhar ayaa lagu qabtay gudaha Jamacadda.

Waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here