Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xarigga ka jaray waddooyin cusub oo laga hirgeliyay Muqdisho.

0
12

JOwhar – ( Radio Isnaay ) – Mudane Xamsa Cabdi Barre Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya , ayaa xarigga ka jaray waddo cusub oo laami ah, taas oo laga hirgeliyey degmada Garasbaaley ee gobolka Banaadir.

Waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here