Daadad laga cabsi qabo in ay ka dhacaan Britain

0
14

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dalka Britain, hay’adda saadaasha hawada ayaa ka digtay in roobab xoogan oo la filayo in ay da’aan ay sababi karaan daadad soo rogmada, khalkhal ku yimaada isu socodka gaadiidka iyo korontada oo deeggaano badan ka go’da Britain.

Isbedelka cimilada oo in mudo ah laga deyrinyey ayaa u muuqata in saameynteeda si aad ah loo dareemayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here