Munaasabadda Aas-aaska Hirshabeelle oo lagu qabtay Jowhar.

0
41

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Munaasabadda sanad-guurada 8-aad ee aas aaska Hirshabeelle ayaa lagu qabtay Madaxtooyada Hirshabeelle ee Magaalada Jowhar.

Munaasabadda waxaa ka qeyb galay marti Sharaf kala duwan oo ay ka mid ahayeen xildhibaano ka socda barlamaanka Soomaaliya, wasiiro iyo xildhibaano katirsan maamuka Hirshabeelle, fanaaniin, dadka caanka ka baraha bulshada iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdiacsiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here