Waxbarashada sanad dugsiyeedka Jaamacadaha Jowhar oo dib loo furay.

0
23

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa dib loo furay sanad dugsiyeedka waxbarashada Jaamacadaha Magaalada Jowhar ee Caasimadda maamulka Hirshabeelle kadib muddo sedex bilood ay fasax ku maqnayeen Ardayda.

waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here