Bulshada deegaanka Qurac Madoobe oo dalbaday gargaar Bini’aadannimo.

0
11

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Bulshada ku nool Deegaanka Qurac Madoobe Ee Gobolkan Shabellaha Dhexe ayaa waxa saameyn Xoogan ku yeeshay Daadadka Biyaha Webiga Shabeelle Oo Meela Fog Ka soo Rogmaday.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed Maclow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here