Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka oo soo xiray shirweynaha Beeraha Soomaaliya.

0
5

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Ra’iisul wasaare Kuxigeenka xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa soo xiray Shirweynaha Caalamiga ah ee Beeraha Soomaaliyeed, kaas oo dhawaan ka furmay Muqdisho.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdiacsiis xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here