Sare u kac Laga dareemayo Qiimaha Kalluunka Suuqa Kismaayo.

0
5

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Suuqyada Kalluunka Kismaayo ayaa laga dareemayaa sara ukac balaaran ka dib markii ay maalmihii u danbeysey ay jireen dabeylo taasi oo keentey in ay yaraato fursadihii kaluumeysiga badda.

waxaa Soo jeedinaya : – Maxamed Nuur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here