Olole nadaafadeed oo laga sameeyay degmada Jalalaqsi.

0
10

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ururada dhalinyarada iyo sports Ka dagmada jalalaqsi ayaa maanta olole nadaafadeed oo iskaa wax u qabso ah Ka bilaabay buundada dagmada jalalaqsi.

Ololahan ayaa  intii uu socday waxaa qashin badan looga saaray buundada oo marin muhiim ah bulshada ku sugan degmada Jalalaqsi.

Waxaa soo jeedinaya : – Maxamed Nuur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here