Maamulka Degmada Mahadaay oo Kormeeray Wadooyinka Degmadaasi.

0
5

Jowhar- (Isnaay Radio) Maamulka Degmada Mahadaay ayaa waxa ay kormeereen Wadooyinka waaweyn ee Degmadaasi oo dhawaan lagu wado in laga hirgaliyo leerarka cadceeda ku shaqeeyo kaasi oo ka qeyb qaadanaya Horumarka Degmada ay ku tilaabsaneyso kormeerka ayaa waxa gudoomiyaha ku wehlinayay Mas’uuliyiin kasocday Hey’ada Tis3 iyo qaar ka mid ah Mas’uuliyiinta Degmada Mahadaay.

Saalax  Ahmed wiish Gdudoomiyaha Degmada Mahadaay ayaa Faahfaahin  kabixiyy leerarkan Laga hergelin doono Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedineeysa:- Xaliima Cali Ibaarhim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here