Kulan Cayaared lagu Xoojinayo Isdhexgalka Bulshada oo lagu qabtay Mahadaay.

0
6

Jowhar –( Radio Isnaay ) – Kulan ciyaareed ujeedkisa ahaa isdhexgalka bulshada ayaa lagu qabtay demada Mahadaay ee Gobolkani Shabeellaha dhexe, kulankan ayaa waxa ciyaar adag ku dhexmartay labo xul kooxeed oo kala matalaayey degmooyinka Mahadaay iyo Jowhar.

Waxaa soo jeedinaya ; – Cabdifitax Axmed.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here