Duufaan xooggan oo ku dhufatay gobol ka tirsan Mareykanka

0
38

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Barasaabka gobolka Florida ee dalka Mareykanka, ayaa sheegay in duufaanta xoogga leh ee Hurricane Helene, ay ku dhufatay waqooyiga gobolkaasi.

Ron DeSantis ayaa sheegay in hal qof uu dhintay, wuxuuna ka digay in khasaaraha duufaantu sii kordhi karto.

Dadka rayidka ah ayuu ugu baaqay in ay ku nagaadaan guryaha, waxaana haatan socda howlaha gurmadka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here