Bulshada Jowhar oo loogu Baaqay in baraha bulshada ay u isticmalaan dhanka wanaagsan.

0
5

Jowhar – ( Radio Isnaay )- Culumada ku dhaqan Gobolka shabeellaha dhexe gaar ahaan degmada Jowhar ayaa ah kuwa door muhiim ah ka qaata joojinta waxyaabaha dhibaatada ku ah bulshada iyo diinta islaamka oo ay ka mid tahay maandooriyaha isticmaalka baraha bulshada, gudniinka fircooniga iyo waxyaabo kle

Waxaa inoo soo jeedineysa : – Sahro cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here