Sare ukac kuyimid Qiimaha agabka Sports-ka Suuqyada Jowhar.

0
11

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ka ganacsiga agabka isbortiska sida dharka, kabaha kubada cagta iyo kuwa kale oo badan ayaa waxaa laga dareemaya sare u kac maadama bulshadu ay si xoogan u iibsadaan Agabyadaan.

Waxaa Soo jeedinaya : – Maxamed Nuur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here