Dowladda Soomaaliya oo dalka dib ugu soo celisay 87 muwaadin.

0
8

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Ku dhawaad 87 qof oo muwadinin Soomaaliyeed ah oo in mudda ku noola dalka Yeman ayaa dib loogu soo celiyay Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka kadib daruufo adag oo ay Kala soo kulmeeyna dalkaasi.

Waxaa Soo jeedineysa : – Sahro Cabdi Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here